Maxkamad ku taalla Itoobiya oo xukuntay Siyaasiyiin ka tirsan mucaaradka dowlada

Siyaasiyiin ka tirsan mucaaradka dalka Itoobiya ayaa lagu riday xukun 6 bilood oo xabsi ah ka dib markii lagu eedeeyey amar diido maxkamadeed. Siyaasiyiintani oo gaaraya afar xubnood ayaa diiday inay maxkamda hor istaagaan amaba ay la hadlaan garsoorayaasha dacwadooda qaadayay. Bishii hore waxaa siyaasiyiintani lagu riday xukun kan la mid ah ka dib markii … Continue reading Maxkamad ku taalla Itoobiya oo xukuntay Siyaasiyiin ka tirsan mucaaradka dowlada